Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa dacwad culus oo xasaanad ka qaadis iyo dacwad kusoo oogid ka gudbiyay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo dhawaan su’aalo ka careesiyay Madaxweynaha Puntland ku dhax weediiyay xarunta golaha Wakiilada Puntland. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa la sheegay in xeer ilaalinta Puntland ka dalbaday in dacwad ciqaab ah kusoo oogaan Xildhibaanka su’aalaha … Continue reading Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!